Waxa xalay munaasibad sagootina loo sameyay ardayda deeqda waxbarasho ka helay Dalka Ethiopia ee uu gadhwadaynka la ahaa maamulka Mac'hada Shaqaalaha dawlada ugu horeeyo Agaasimaha Fulinta ee Ma

Waxa xalay munaasibad sagootina loo sameyay ardayda deeqda waxbarasho ka helay Dalka Ethiopia ee uu gadhwadaynka la ahaa maamulka Mac'hada Shaqaalaha dawlada ugu horeeyo Agaasimaha Fulinta ee Mac'hadka mudane Omar Eid Qalonbi iyo maamulka Hay'adda Shaqaalaha Dawladda oo ugu horeeyo Guddoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha mudane Khalid Jama Qodax
Sidookale Munasibadaa waxa kasoo qayb galay masuuliyiin ka kala socota hay'addaha iyo Wasaradaha Dawladda,
Ugu danbayn masuulintaas oo duco iyo dardaaran ku sii sagootiyay ardayda deeqda waxbarasho u aadaya dalka itoobiya.