Waxa xalay ka qabsomay Baraar hotel ee magalada hargaysaa marti qaad casho sharaf lagu maamusayo ardayda ka qalinjabisay dufcadii koobad ee iska kashadeen Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda/jigjiga univer

Waxa xalay ka qabsomay Baraar hotel ee magalada hargaysaa marti qaad casho sharaf lagu maamusayo ardayda ka qalinjabisay dufcadii koobad ee iska kashadeen Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda/jigjiga university waxbarashada jamacada heerka labaad iyo so xidhitaanka csi/gimpa ee tababarada korasyada gaagaban
Sidokale waxa laguso bandhigay xafladaa cilmi baadhisyo ay sameeyeen khubaro ka tirsan Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda ee xaruunta Hargeisa iyo Burco ; waxakale oo lagu sagotinayay Shaqaalihii kuso baxay 15kii boos ee deeqda waxbarasho ee ay nasiyeen jamacada dalka Ethiopia Civil servants university