Waxa maanta xafiiska agaasimaha fulinta ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda ka qabsoomay shirkii toddobaadlaha ahaa ee agaasime waaxeedyada Mac'hadka. sidookale Qodobbada lagaga dooday waxa ka mid ahaa,

Waxa maanta xafiiska agaasimaha fulinta ee Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda ka qabsoomay shirkii toddobaadlaha ahaa ee agaasime waaxeedyada Mac'hadka.
sidookale Qodobbada lagaga dooday waxa ka mid ahaa, soo saaridda warbixintii sannadkan dhammaanaya, diyaarinta qorshe-hawleedka sannadka soo socda, iyo qabanqaabada xafladda abaalmarinta shaqaalaha Mac'hadka.