Tartanka kubada cagta ee ardayda mac'hadka shaqaalaha Dawladda. Sadaalinta Final match kooxdee ayaa filaysa inay qaadayso Horyaalka koobka Machadka. Kulanka maanta : Kuliyada Maaraynta Cuduuda Shaqaa

Tartanka kubada cagta ee ardayda mac'hadka shaqaalaha Dawladda.
Sadaalinta Final match kooxdee ayaa filaysa inay qaadayso Horyaalka koobka Machadka.
Kulanka maanta :
Kuliyada Maaraynta Cuduuda Shaqaalaha (Human Resource Management) & Kuliyada Xisaabadka (Accounting and Finance).
xiliga 04:00 galabnimo