Tacsi…….. Dhamaan shaqaala waynaha Machadka oo uu ugu horeeeyo Agaasimaha fulintu ee Machadka Mudane Mohamoud Saed Adaad. waxa ay halkan tacsi uga dirayaan dhamaan qoyskii iyo qarabadii uu ka baxay

Tacsi……..
Dhamaan shaqaala waynaha Machadka oo uu ugu horeeeyo Agaasimaha fulintu ee Machadka Mudane Mohamoud Saed Adaad. waxa ay halkan tacsi uga dirayaan dhamaan qoyskii iyo qarabadii uu ka baxay macalin Muuse ibrahim Aw xassan oo Machadka u qabanjiray hawlo muhiima oo la xidhiidha qaybta Taclinta , inu alle samir iyo iimaan Saadiqana kasıiyo alle uguna deeqo Janooyinkiisa sare.
“اللهُـمِّ اغْفِـرْ لَهُ وَارْحَمْـه ، وَعافِهِ وَاعْفُ عَنْـه ، وَأَكْـرِمْ
نُزُلَـه ، وَوَسِّـعْ مُدْخَـلَه ، وَاغْسِلْـهُ بِالْمـاءِ وَالثَّـلْجِ وَالْبَـرَدْ ، وَنَقِّـهِ مِنَ الْخطـايا كَما نَـقّيْتَ الـثَّوْبُ الأَبْيَـضُ مِنَ الدَّنَـسْ ، وَأَبْـدِلْهُ داراً خَـيْراً مِنْ دارِه ، وَأَهْلاً خَـيْراً مِنْ أَهْلِـه ، وَزَوْجَـاً خَـيْراً مِنْ زَوْجِه ، وَأَدْخِـلْهُ الْجَـنَّة ، وَأَعِـذْهُ مِنْ عَذابِ القَـبْر وَعَذابِ النّـار