
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS..... Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ku war-galinayaa dhammaan Ardayda Iska diiwaan galisay waxbarashada heerka labaad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 ,in uu jiro kula
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS.....Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ku war-galinayaa dhammaan Ardayda Iska diiwaan galisay waxbarashada heerka labaad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 ,in uu jiro kulankii muhiimka ahaa ee hagidda ardayda (Postgraduate Orientation) kulan kaas oo Manta taariikhdu tahay 22 bishii 12/ 2025 ka dhici doona HOOLKA HAY'ADDA SHAQAALAHA DAWLADDA maanta oo Isniin ah wakhtiguna waa 6:30 PM Maqribnimo (Inshaa Allah).
