Machadka Shaqaalaha Dawladdu Civil Service Institute CSI waxa uu kuu diyaariyay fursad waxbarasho oo tayo sare leh oo ku saabsan ee Waxbarashada Jaamacadda, gaar ahaan Kuliyadda Cilmibaadhista iyo Fal

Machadka Shaqaalaha Dawladdu Civil Service Institute CSI waxa uu kuu diyaariyay fursad waxbarasho oo tayo sare leh oo ku saabsan ee Waxbarashada Jaamacadda, gaar ahaan Kuliyadda Cilmibaadhista iyo Falanqaynta xogta (Master of Research and Data Analysis).
Haddaba, waxaan ku wargelinaynaa dhamaan bahda jecel waxbarashada sare in Machadku soo kordhiyay kuliyado cusub, isla markaana uu sannad-dhigga 2025–2026 Qadanayo arday cusub.
???? Isdiiwaangelintu waxay ka socotaa Xarunta Machadka Shaqaalaha Dawladda (CSI).
???? Wixii faahfaahin dheeraad ah, fadlan booqo xarunta Machadka ee magaalada Hargeysa