
Machadka Shaqaalaha Dawladdu Civil Service Institute CSI waxa uu kuu diyaariyay fursad waxbarasho oo tayo sare leh oo ku saabsanee Waxbarashada Jaamacadda , gaar ahaan Kuliyadda Siyaasadda Dadweynaha
Machadka Shaqaalaha Dawladdu Civil Service Institute CSI waxa uu kuu diyaariyay fursad waxbarasho oo tayo sare leh oo ku saabsanee Waxbarashada Jaamacadda , gaar ahaan Kuliyadda Siyaasadda DadweynahaHaddaba, waxaan ku wargelinaynaa dhamaan bahda jecel waxbarashada sare in Machadku soo kordhiyay kuliyado cusub, isla markaana uu sannad-dhigga 2025–2026 Qadanayo arday cusub.

