Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa saaka ka furmay Tababar ku saabsan Caafimaadka iyo Badbaadada Shaqada (Occupational Health & Safety). Tababarkaas waxaa ka faai’daysanaya Dhamaan Shaqaale waynaha M

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa saaka ka furmay Tababar ku saabsan Caafimaadka iyo Badbaadada Shaqada (Occupational Health & Safety). Tababarkaas waxaa ka faai’daysanaya Dhamaan Shaqaale waynaha Machadka. Tababarku wuxuu soconayaa muddo 2 maalmood ah.
Tababarkan waxaa furitaankiisa kasoo qaybgalay Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda ee Taclinta iyo Cilmibadhista Mudane Abadikadir Kamil iyo Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda ee Maamulka iyo Maaliyada Mudane Mustafe Ahmed.
Ugu danbayn, Agaasimayaasha oo sharaxay kooban ka bixiyay Muhiimada uu leeyahay tababarkan isla markaana Shaqaaluhu ka faidaystaan.