OGAYSIIS OGAYSIIS....... Mac'hada Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamman ardaydii u fadhisatay imtixaankii ingirisiga aha (English Program) in laso dhajiyay natiijooyinkii imtaxaanka ayn

OGAYSIIS OGAYSIIS.......
Mac'hada Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamman ardaydii u fadhisatay imtixaankii ingirisiga aha (English Program) in laso dhajiyay natiijooyinkii imtaxaanka ayna ka eganaya Xarunta Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Civil Service Institute CSI.
Ugudanbayn Mac'hadku waxa uu Hambalyo u dirayaa dhammaan ardaydi kuso baxday imtixaanka.