Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa shalay ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi, ugu horayn kulankaas waxa warbixin koob

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa shalay ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi, ugu horayn kulankaas waxa warbixin kooban ka bixiya Kuxigeenka Agaasimaha fulinta ee Machadka dhinaca Maamulka iyo maliyada guud ahaan ajandahaa shirkaas,uguhorayn Agaasimaha Fulinta Machadka ayaa war-bixin kooban kabixiyay safar shaqo uu dalka dibadisa kaga maqna Sida oo kale Agaasimaha maamulka guud aya ka waramay dib u habaynta machadka iyo waxa uga qorshaysan, Dhanka tababarada waxaa warbixin kusaabsan ka bisay Agaasimaha waaxda tababarada sannadkan tababarada u qorshaysan,
Ugu danbayn, Agaasimaha fulinta machadka ayaa ku hambalyeeyay agasimayaasha hawlaha shaqo ee qaranka u hayaan ku dhiiriyay inay halaka kasii wadaan