Shalay, hoolka shirarka ee Civil Service Institute CSI waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka ee Maamulka iyo maaliyada Mudane Mu

Shalay, hoolka shirarka ee Civil Service Institute CSI waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka ee Maamulka iyo maaliyada Mudane Mustafe Ahmed, ugu horayn kulankaas ajandihiisa waxa ka warbixin Kuxigenka Agaasimaha fulinta Machadka ee Maamulka iyo maaliyada isaga oo ka warbixiyay sidii wanaagsanayd ay uguso dhamatay qaybtay ka qadanayeen imtixaanka shahaadiga aha ee ardayda form4 iyo 8 dawladdu ka qadaysay, Sida o kale, Agaasimaha waaxda Qorshaynta ayaa isna ku wargaliyay inay soo buuxiyaan qorshihii warbixinta labaad ee sannadka (quarter report), dhanka kale kuxigeenka waaxda tacliinta aya ka warbixiyay diyarinta qalinjabinta iyo waxa loo qorsheyay,
Ugu danbayn, Kuxigenka Agaasimaha fulinta machadkaee Maamulka iyo maaliyada ayaa ku hambalyeeyay agasimayaasha hawlaha shaqo ee qaranka u hayaan ku dhiiriyay inay halaka kasii wadaan