OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS…. Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamaan bahda jecel waxbarashada ee doonaysa inay ka faa’idaysato waxaa bilaabmatay isdiiwangalintii heerarka kala duwan

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS….
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamaan bahda jecel waxbarashada ee doonaysa inay ka faa’idaysato waxaa bilaabmatay isdiiwangalintii heerarka kala duwan ee machadka heerkiisa kobaad iyo heerkiisa labaad,hadaba kuliyadaha uu qadanayo sannadkan machadku heerkisa koobaad iyi heerkiisa labaad waxa ka mid ah
Heerka koobaad (Undergraduate)
1) Human Resources Management
2) Accounting and Finance
3) Law & legal studies
4) Public Administration
5)Economic (new program)
Heerka labaad (postgraduate)
1) Disaster Risk Management & Sustainable Development
2) Accounting and Finance (new program)
3) Public Financial Management
4) Public Policy
5) Public Sector Management
Hadaba madoonaysa inaad ka midnoqoto ardayda waxkabarata iska diiwangali xaruunta hargaysa mudo kooban socondonta