Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa saaka u Furmay Tababar Kaas oo ah Climate Change impacts and Adaptation strategies in Somaliland, Tababarkaas oo ay qadanayaan 10 wasaarado iyo hayado iskugu jiraan

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa saaka u Furmay Tababar Kaas oo ah Climate Change impacts and Adaptation strategies in Somaliland, Tababarkaas oo ay qadanayaan 10 wasaarado iyo hayado iskugu jiraan, Tababarkaas oo soconaya muddo 5 cisho ah,
Sida oo kale, Tababarkaas waxaa Furitankiisa kasoo qayb galay Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Machadka Shaqaalaha Dawladda ee Taclinta iyo cilmibadhista Mudane Abadikadir Kamil oo ay ku waheliso Agaasimaha waaxda Tababarada iyada oo halka ugu sharaxday shuruucda iyo xerarka u yaala Machadka Shaqaalaha Dawladda, Tababarkaa waxa bixinaya bare sare Mowliid Mustafe (Ifiye).
Ugu danbayn, Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda ee Taclinta iyo Cilmibadhista Ayaa ku dhiiriyay Shaqaalaha inay ka faaidayaan Tababarkan isla markana ay ku celiyaan wasaaradaha ay ka imadeen aqoontaa ay ka faidaysandoonan.