
saaka, Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa u soo xidhmay Tababarka kaas oo ahaa Occupational Health and Safety , Kaas oo ay ka qayb galeen 10 Wasaaradood iyo Hay'addood iskugu jira,Tirada dadka ka qayb
saaka, Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa u soo xidhmay Tababarka kaas oo ahaa Occupational Health and Safety , Kaas oo ay ka qayb galeen 10 Wasaaradood iyo Hay'addood iskugu jira,Tirada dadka ka qaybqaatay oo dhanaa 30 qof, Tababarkaas oo loogu talo galy xafiiska caafimaadka iyo badqabka shaqada ee wasaaradaha iyo hay'addaha 10 ka ah, mudada uu soconayay tababarkaas oo aha 5 cisho.Ugu danbayn Tababarkaas xidhitaankiisawaxaa kaso qaybgalay isla markana Gudoonsiyay Shahaadooyin Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta ee Tacliinta iyo cilmibaadhista Mudane Abdikadir kaamil iyo agaasimaha waaxda tababarka Noura Nuuh,Sida oo kale Tababarkaas oo uu bixinayay Khabiir ku takhasusay oo in badana ku shaqaynaya Mr. Mustafe Yousuf