Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxaa uu shalay ka qaaday imtixaanka gelitaanka Af-Ingiriisiga ( English entrance exam), kaas oo ay galayeen shaqaale dawladeed oo ka kala socday 13 wasaaradood oo ka k

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxaa uu shalay ka qaaday imtixaanka gelitaanka Af-Ingiriisiga ( English entrance exam), kaas oo ay galayeen shaqaale dawladeed oo ka kala socday 13 wasaaradood oo ka koobnaa 75 qof, Sida oo kale Galitaanka Imtixaanka Waxaa u furay Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta machadka ee Tacliinta iyo cilmibaadhista Mudane Abadikadir Kamil iyo Agaasimaha Waaxda Tababarada, isagoo kula dardaarmay inay ka faa'idaystaan uuna rajeyay guul.