Agaasimaha Fulinta Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Omer-sayid Qalonbi waxa uu Hambalyo iyo Bogaadin udirayaa dhamaan shacabka reer Somaliland munaasibada Sannad Guurada 33aad ee Xuska malinta xur

Agaasimaha Fulinta Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Omer-sayid Qalonbi waxa uu Hambalyo iyo Bogaadin udirayaa dhamaan shacabka reer Somaliland munaasibada Sannad Guurada 33aad ee Xuska malinta xuriyada qaranka JSL ee 18ka May 2024, awgeed. Sida oo kale Waxa uu hambalyo balaadhan u dirayaa Dhamaan Madaxda iyo Masuulinta Qaranka oo uu ugu horeeyo Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland Mudane Muse Biixi Abdi iyo Madaxwayne kuxigeenka Abdirahmaan Saylici. Waxaanu u rajaynayaa sannadka sannadkiisa in guul iyo barwaaqo illahay inagu gaadhsiyo