
Dhammaan shaqaalaha waynaha Machadka Shaqaalaha Dawladdu oo ay igu horeyaan Maamulka sarre waxa ay halkan tacsi uga dirayaan dhammaan qoyska,qaraabada uu ka baxday marxuun Abdirahmaan maxamed guule
Dhammaan shaqaalaha waynaha Machadka Shaqaalaha Dawladdu oo ay igu horeyaan Maamulka sarre waxa ay halkan tacsi uga dirayaan dhammaan qoyska,qaraabada uu ka baxday marxuun Abdirahmaan maxamed guuleed alle hawnaxariisto samir iyo iiman sadiqana Alle hakasiiyo.Sida oo kale, waxa ay sigaara uga tacsiyeynayaan shaqaala-waynaha machadku Safiya maxamed gulled iyo ila maxamed guulled.