Saaka, hoolka shirarka ee Civil Service Institute CSI waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Mustafe Ahmed, ugu horayn ku

Saaka, hoolka shirarka ee Civil Service Institute CSI waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Mustafe Ahmed, ugu horayn kulankaas ajandihiisa waxa ka warbixin Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka, Sida o kale, Agaasimaha waaxda Qorshaynta ayaa ka warbixiyay sona jeedindoonan qorshihii warbixinta labaad ee sannadka (quarter report) , dhanka kale kuxigeenka waaxda tacliinta aya ka warbixiyay diyarinta qalinjabinta iyo waxa loo qorsheyay iyo waxa laguso kordhinyo,dhanka kale Iskuduwaha waxbarashada heerka labaad ee machadka ayaa isna kawarbixiyay waxqabadkooda iyo dhankay u marayso, dhanka Tababaradana agaasimaha waaxda tababarada aya ka war bixiyay tababarada u qorshaysna iyo inta u qabsoontay.
Ugu danbayn,Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka ayaa ku mahadnaqay agasimayaasha hawlaha shaqo ee qaranka u hayaan ku dhiiriyay inay halaka kasii wadaan.