Shalay, hoolka shirarka ee Civil Service Institute CSI waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi, ugu horayn kulank

Shalay, hoolka shirarka ee Civil Service Institute CSI waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi, ugu horayn kulankaas ajandihiisa waxa ka warbixin Agaasimaha fulinta Machadka , Sida o kale, Agaasimaha waaxda Qorshaynta ayaa warbixin u so jeediyay kaas oo ku saabsana qorshaha qalinjabinta sida ay u socoto iyo waxa loo qorsheyay, dhanka kale Qodobo kör loogu qaadayo waxbarashada heerka koobaad ee jamacadaha dalka oo ay soo saareen gudida taclinta sare somaliland ayaa lagu falanqeyay,
Ugu danbayn,Agaasimaha fulinta Machadka ayaa ku mahadnaqay agasimayaasha hawlaha shaqo ee qaranka u hayaan ku dhiiriyay inay halaka kasii wadaan sina dardargaliyaan.