Saaka, hoolka shirarka ee Civil Service Institute CSI waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi, ugu horayn kulankaas
Saaka, hoolka shirarka ee Civil Service Institute CSI waxaa ka qabsoomay kulankii Agaasimayasha kaas oo uu Shirgudoominayay Agaasimaha fulinta Machadka Mudane Omer-sayid Qalonbi, ugu horayn kulankaas ajandihiisa waxa ka warbixin Agaasimaha fulinta Machadka , Sida o kale, Agaasimaha ayaa soojediyay qorshaha qalinjabinta sida loo qorsheyay halkana lagu kala qartay qorshayaal loogu talagalay xaflada qalinjabinta