Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda, Mudane Mohamoud Saed Adaad , ayaa maanta ka qayb galay xafladda xil-wareejinta Badhasaabkii hore ee Gobolka Daadmadheedh, Mudane Cabdiraxiin Muxumma

Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda, Mudane Mohamoud Saed Adaad , ayaa maanta ka qayb galay xafladda xil-wareejinta Badhasaabkii hore ee Gobolka Daadmadheedh, Mudane Cabdiraxiin Muxummad Axmed, iyo Badhasaabka cusub ee Gobolka Daadmadheedh, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi (Hereer).