Saaka, Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa u soo xidhmay Tababarka kaas oo ahaa Report writing skills, Kaas oo ay ka qayb galeen 10 Wasaaradood iyo Hay'addood iskugu jira,Tirada dadka ka qaybqaatay oo

Saaka, Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa u soo xidhmay Tababarka kaas oo ahaa Report writing skills, Kaas oo ay ka qayb galeen 10 Wasaaradood iyo Hay'addood iskugu jira,Tirada dadka ka qaybqaatay oo dhanaa 30qof waxana dhamaystay 24 qof oo ka mid ah, mudada uu soconayay tababarkaas oo aha 5 cisho.
Ugu danbayn Tababarkaas xidhitaankiisa waxaa kaso qaybgalay isla markana Gudoonsiyay Shahaadooyin agaasimaha waaxda tababarka Noura Nuuh,Sida oo kale Tababarkaas oo uu bixinayay Khabiir ku takhasusay oo in badana ku shaqaynaya Mr. Abdirahman Maxamuud .