OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS…. Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Mar labaad waxa uu ogaysiinaya dhamaan Ardaydii iska diiwan galisay Xaruunta Hargeisa ee Machadka Shaqaalaha Dawladda in La galidoono Bari o

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS….
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda Mar labaad waxa uu ogaysiinaya dhamaan Ardaydii iska diiwan galisay Xaruunta Hargeisa ee Machadka Shaqaalaha Dawladda in La galidoono Bari oo Khamiisa ee Bishu tahay 24-10-2024 imtixaanki galitaanka jaamacada (ENTRANCE EXAMINATION) ee waxbarashada heerka koobaad kaas oo imtixaanka lagu qadi doono xaruunta hargeisa ee Machadka 6 : 30 subaxnimo,
Hadaba waxaanu ka codsanayna Ardayda Iskadiiwangalisay inay wakhtiga ilaaliyaan malintaa imtixaanka lagalayo.