OGAYSIIS OGAYSIIS..... Machadka Shaqaalaha Dawladdu Xaruuntiisa Hargeisa waxaa uu ogaysiinaya Dhammaan Ardayda wax ka barata ee heerka koobaad ee waxbarshada machadka in ay fasax yihiin manta oo bishu

OGAYSIIS OGAYSIIS.....
Machadka Shaqaalaha Dawladdu Xaruuntiisa Hargeisa waxaa uu ogaysiinaya Dhammaan Ardayda wax ka barata ee heerka koobaad ee waxbarshada machadka in ay fasax yihiin manta oo bishu tahay 14kii May 2024 dib loo bilabayo waxbarashada kalaasyada malinta Isniinta ah oo ay bishuna tahay 20ka MAY 2024 munaasibada xuska 18ka MAY awgeed.