
OGAYSIIS OGAYSIIS Machadka Shaqaalaha Dawladdu wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ardayda cusub (Freshman Students) ee waxbarashada heerka koowaad ee Machadka, in waxbarashadu si rasmi ah u bilaabmayso maant
OGAYSIIS OGAYSIISMachadka Shaqaalaha Dawladdu wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ardayda cusub (Freshman Students) ee waxbarashada heerka koowaad ee Machadka, in waxbarashadu si rasmi ah u bilaabmayso maanta oo ah Sabti, 25/10/2025, galinka dambe saacadda 4:00,habeenkii 6:00.
Haddaba, waxaan kugu wargelinaynaa inaad timaaddo waqtiga ay si rasmi ah u bilaabmayso waxbarashadu.
ANNOUNCEMENT ANNOUNCEMENT
The Civil Service Institute would like to inform all new students (Freshman Students) enrolled in the first-level program that classes will officially begin today, Saturday, October 25, 2025, at 4:00 PM (afternoon session) 6:00 (evening session).
Therefore, we kindly inform you to arrive on time when the classes officially begin.
