Ogaysiis Ogaysiis Machadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ogeysiinayaa dhammaan ardayda sannadkan 2025 ka qalin-jabinaysa in Xafladda Qalin-jabinta ee Dufcadda 14aad ay dhici doonto 23-ka Sebtembar 202

Ogaysiis Ogaysiis
Machadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ogeysiinayaa dhammaan ardayda sannadkan 2025 ka qalin-jabinaysa in Xafladda Qalin-jabinta ee Dufcadda 14aad ay dhici doonto 23-ka Sebtembar 2025, oo ku beegan maalinta Salaasada.