![](https://govsomaliland.org/uploads/files/2023/11/2023-11-29-05-02-15-4690-1701234135.jpg)
OGAYSIIS OGAYSIIS …….. Machadka shaqaalaha dawladdu Civil Service Institute CSI waxa uu ogaysinayaa dhammaan ardaydii iska diiwaangalisay waxbarashada heerka labaad ee Machadka (master programs )
OGAYSIIS OGAYSIIS ……..Machadka shaqaalaha dawladdu Civil Service Institute CSI waxa uu ogaysinayaa dhammaan ardaydii iska diiwaangalisay waxbarashada heerka labaad ee Machadka (master programs ) in ay si toosa u bilaaabmidoonan waxbarashadu maanta oo bishu tahay 23 November 2023, taas oo ay ku dhigandoonaan ama waxbarashada ku qaadandoonaan Machadka Dawladaha Hoose Local Government Institute - LGI , wakhtigay bilaaabmayaan barnaamijyadu
waa 4 galabnimo
Ugu danbayn, kuliyadaha soogalidoona waxay kalayihiin.
-Public policy.
-Public financial management section A.
-Disaster risk managangement section A