OGAYSIIS Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ku war-galinayaa dhammaan Ardaydii ku soo baxday imtaxaankii Galitaanka (Entrance Exam) kii Sannadka dugsiyeedka 2025/2026 ee noqonaya(Fresh Students) i

OGAYSIIS
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladdu waxa uu ku war-galinayaa dhammaan Ardaydii ku soo baxday imtaxaankii Galitaanka (Entrance Exam) kii Sannadka dugsiyeedka 2025/2026 ee noqonaya(Fresh Students) in uu jiro kulankii muhiimka ahaa ee Jihaynta ardayda cusub (???????????????????????????? ????????????????????????????????????????????) kulan kaas oo ka dhici doona ???????????????????????? ???????????????????????????? ???????????????????????????????????????? ????????????????????????????????. Taariikhda, 23.10.2025, malinta khamiista habeenka jimcuhu soo galayo. Wakhtiguna waa 6:00 PM (???????????????????????????? ???????????????????????? ????????????????????)Insha Allah. Fadlan ka soo qaybgalka kulanka waa muhiim.