Maxamuud Bade, waa macallin waayo'arag ah oo ka hawlgala Jaamacadda Hargaysa iyo New Generation. Waxaa 6dii, March, 2023 lagu soo martiqaaday Machadka Shaqaalaha Dawladda CSI, gaar ahaan kulliyaddaha

Maxamuud Bade, waa macallin waayo'arag ah oo ka hawlgala Jaamacadda Hargaysa iyo New Generation. Waxaa 6dii, March, 2023 lagu soo martiqaaday Machadka Shaqaalaha Dawladda CSI, gaar ahaan kulliyaddaha Public Adminstration iyo Political Science. Kulankan oo lagu falanqeeyay " xidhiidhka hay'daha caalamiga iyo shuruucda caalamigaa".
Macallin Bade waxaa uu takhasus uu u leeyahay shuruucda caalamigaa, sidoo kale waa cilmi baadhe madax bannaan. Martiqaadkan Bade waxa ay fursad dahabiya u ahayd ardayada kulliyadda, sida ay wax uga bartaan dhaqangalka shuruucda caalamigaa. Madaxa kulliyadda Siyaasadda iyo xidhiika Caalamiga Abdisalan Mohumed , ayaa u mahad celiyay macallinka koorsadan dhigayay Cabdinasir Sahal, iyo sidoo kale Bade oo martiqaadkan ka soo qayb galay.
++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++
Mr Mohamoud Bade is a senior lecturer at the University of Hargeisa and New Generation.
He was invited as a guest lecturer on 6th March 2023 at the Centre of Public Administration and Political Science in the Department of Political Science and International Relations.
He offered a guest lecture on "The Nexus Between International Organizations and International Law". Mr Bade is an expert in the area of international law while he works as an independent researcher and freelancer. The visit of Mr Mohamoud Bade was an excellent opportunity for the students to learn about the practical aspects of International and Transnational Organizations.
So, Mr Abdisalan Muhumed, The Dean of Political Science and International Relations at CSI, thanks Mr Abdinasir Sahal, who teaches the International and Transnational Organizations course at CSI.