mac'hadka shaqaalaha dawladdu waxa uu qabtay cilmi baadhis uu ugu kuur galayey baahiyaadka tobabbar ee ay u baahan yihin shaqaale waynaha dawladda ee gobolada bariga kaaso uu ka fuliyey gobolka togdheer magaalo madaxdiisa burco oo uu mac'hadku xarun ku leeyahay .