Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa Shalay uga bilaabmay barnaamij af-ingiriisiga (English Program) Qarka mida Shaqaalaha dawladda oo ka kala socday 16 wasaaradood, shaqaalahaso kasoo gudbay Entrance e

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa Shalay uga bilaabmay barnaamij af-ingiriisiga (English Program) Qarka mida Shaqaalaha dawladda oo ka kala socday 16 wasaaradood, shaqaalahaso kasoo gudbay Entrance examkii lagu hubinayay heerka uu marayo luuqadoodu; barnaamijkaas oo u kala baxayay elementary level iyo begginer level.
Ugudanbayn, waxaa furitankii kaso qaybgaly agaasime ku xigeenka fulinta machadka mudane mustafe Ahmed iyo Agaasimaha waaxda tababarada Marwo Amal sulieman