
Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa saaka uso xidhmay Tababar Kaas oo ahaa office administration, Tababarkaas oo ay qadanayeen 10 wasaarado iyo hayado iskugu jiraan gaar ahan waaxda maamuulka Tababa
Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa saaka uso xidhmay Tababar Kaas oo ahaa office administration, Tababarkaas oo ay qadanayeen 10 wasaarado iyo hayado iskugu jiraan gaar ahan waaxda maamuulka Tababarkaas oo soconayay muddo 5 cisho ah,sido oo kale Tababarkaas waxaa xidhitaankiisi kasoo qayb galay gudoosiyay shahaadooyin shaqaalihii dhamaystay tababarkaas Agaasimaha fulinta ee machadka shaqalaha Mudane Mohamoud Saed Adaad, Kuxigenka Agaasimaha Fulinta ee Taclinta iyo cilmibadhista mudane Abdikadir Kamal iyo Agaasimaha Waaxda Tababarada Nuura nuux,
dhanka kale, Tababarkaas waxa bixinayay Khabiir ku takhasusay mudane hirsi abdilaahi.