Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa saaka u so xidhmay Tababar Kaas oo ahaa Conflict Resolution and Negotiation , Tababarkaas oo ay qadanayeen 10 wasaarado iyo hayado iskugu jiraan gaar ahan waaxda ma

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa saaka u so xidhmay Tababar Kaas oo ahaa Conflict Resolution and Negotiation , Tababarkaas oo ay qadanayeen 10 wasaarado iyo hayado iskugu jiraan gaar ahan waaxda maraynta Shaqaalaha Tababarkaas oo soconayay muddo 5 cisho ah,
sida oo kale Tababarkaas waxaa Xidhitaankiisi kasoo qayb galay isla markaan shahadooyin gudoonsiyay Shaqaalihii dhamaystay tababarkaasm Agaasimaha fulinta ee machadka shaqalaha Mudane Mohamoud Saed Adaad, Tababarkaas oo uu bixinayay Khabiir ku takhasusay mudane Maxamed Yusuf .
Ugu danbayn, Agaasimaha Fulinta ee Machadka Ayaa ku dhiiriyay Shaqaalihi dhamaystay inay uga faaidayaan xafiisyadooda sida oo kalena ay ku celiyaan wasaaradaha ay ka imadeen aqoontaa ay ka faidaysandoonan.