Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa saaka ka bilaabmay proposal hearing master program Disaster Risk Management qaybti labaad (batch two)ay iska kashanayeen jamacada jigjiga iyo Machadka Shaqaalaha Da

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxaa saaka ka bilaabmay proposal hearing master program Disaster Risk Management qaybti labaad (batch two)ay iska kashanayeen jamacada jigjiga iyo Machadka Shaqaalaha Dawladda.
Sidookale Waxaa soo Kormeeray Agaasimaha fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Omer-sayid Qalonbi iyo Agaasime kuxigeenka fulinta Badri Abdilahi iyo Agaasimaha waaxda taclinta maxamed xassan