
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa uu saaka Imtixaanka ka qaaday ardayda u fadhiisanaysay Barnaamijka Barasha Luuqada Ingrisiga ee Dibloomada (English Diploma Program), ardaydaas oo ka kala socday Was
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa uu saaka Imtixaanka ka qaaday ardayda u fadhiisanaysay Barnaamijka Barasha Luuqada Ingrisiga ee Dibloomada (English Diploma Program), ardaydaas oo ka kala socday Wasaaradaha iyo Hay'addaha Dawladda kuwaas oo tiradoodu gaadhaysay 100 arday.Ugu horayn, Imtixaanka Furitankiisa waxa kasoo qayb galay isla markaana u furay Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Mac'hadka ee Maamulka iyo maliyada iyo Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Mac'hadka ee Waxbarashada iyo Cilmibaadhista oo uu ku weheliyo Agaasimaha waaxda Tababaradu.
Sida o kale , Agaasimayaasha ayaa ku so dhaweeyay machadka islamarka u sharaxay Imtixaanka iyo waxyalaha loogabahanyahy inta imtixaanku ay kujiraan iyaga oo u sharay muhiimada ay u leedahay.
-
60290094014886469999275566807665385866948721nView -
6014388641488645876594335118749195193480472nView -
60293030314886459599276601006279510282446923nView -
59865866914886460165943214835044699035078294nView -
6014654071488646123260977403078697812530946nView -
60199866914886463465942884018128438498058778nView -
60194224914886463099276253828683192804994241nView -
60184794314886463399276223050904498845158265nView -
60382429914886464299276131005771401516435213nView -
58888716914886464499276116146164101183909898nView -
60037728414886465265942706144272608458826358nView -
60293506014886465499276018734084142500059676nView -
60144624314886466065942628056449411678177894nView
