Machadka shaqaalaha dawladda waxa saaka u fadhiistay imtixaanka Ethiopia Graduate Admission test (GAT) shaqalihii loodirayay deeqdda waxbarasho ee laga helay Jaamacadda Ethiopian Civil Service Univers

Machadka shaqaalaha dawladda waxa saaka u fadhiistay imtixaanka Ethiopia Graduate Admission test (GAT) shaqalihii loodirayay deeqdda waxbarasho ee laga helay Jaamacadda Ethiopian Civil Service University heerkeeda labaad,
Furitaan kii imtixaanka waxa kaso qayb galay Agaasimaha fulinta ee machadka shaqaalaha dawlada Mudane Omer Eid Qolombi oo ay waheliyaan maamulka sare ee machadka.