Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka si rasmi ah uga bilaabmay Is-diiwaangalinti heerka koobaad iyo heerka labaad ee waxbarashada machadka, iyaga oo ay fureeen Agaasimaha Fulinta Machadka Shaqaalah

Machadka Shaqaalaha Dawladda waxa saaka si rasmi ah uga bilaabmay Is-diiwaangalinti heerka koobaad iyo heerka labaad ee waxbarashada machadka, iyaga oo ay fureeen Agaasimaha Fulinta Machadka Shaqaalaha Dawladda Omer-sayid Qalonbi,Ku-xigeenka Agaasimaha Fulinta ee Maamulka iyo Maaliyadda iyo Ku-xigeenka Agaasimaha Fulinta ee Cilmi-baarista iyo Tacliinta