
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa cawa si rasmi ah u qabsoomay Xafladda soo dhawaynta iyo jihaynta ardayda cusub ee sannadka 2025/2026 (Students Oreintation), Xafladdaas oo ay ka Soo qayb galeen Maa
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa cawa si rasmi ah u qabsoomay Xafladda soo dhawaynta iyo jihaynta ardayda cusub ee sannadka 2025/2026 (Students Oreintation), Xafladdaas oo ay ka Soo qayb galeen Maamulka Sare ,Hormuudka kuliyadaha iyo Shaqaalewaynaha Machadka.Ugu horrayn waxa Halka ka hadlay Kuxigeenka Agaasimaha fulinta Machadka ee Tacliinta iyo Cilmibaadhista Mudane Abadikadir Kamil isagoo si guud u sharaxaya xafladdan Muhiimada ay ledahay.
,Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Mac'hadka ee maamulka iyo Maaliyada Mudane Mustafe Ahmed aya si kooban ugu sharaxay shuruucda iyo hab-raacyada ardayga looga baahanyahay.
Sida oo kale, Agaasimaha waaxda Taclinta iyo Hurmuudada kuliyadaha kaladuwan iyo Shaqaalaha kale ee Machadka ayaan si faah-faahsan u sharaxay waxyaba loogabaahan yahay muddada uu ku jiro hayaanka waxbarasho ardaygu.
Ugudanbayn, waxa ay ardaydu suaalo ka waydiiyeen shuruucda iyadoo dhanka kale maamulka iyo hawlwadeenada Mac'hadku ka jawaabeen suaalahaas ugana mahadnaqay sida wacan ay ugoo qaybgaleen in ay fahmaan dhammaan ujeedooyinka, hab-raacyada iyo shuruucda lagu hagaayo.
-
5686601141437542581704665355996998119686149nView -
56897869714375428117046421591326592031017395nView -
56984901114375428917046348161163914208650409nView -
57101329714375429583712944238083145649363159nView -
57167746314375430783712821875256627751368466nView -
57101481914375433850379186351845194236756878nView -
56868217014375434783712426862644343065087082nView
