
Machadka Shaqaalaha dawladda Saaka waxa u qabsoomay kulan kaas oo ahaa Dib u eegis qorshe Sannadeedka 2025 gaar ahaan 6 biloodka danbe ee sannadkan iyada oo loo eegayo misaniyada iyo 6biloodkii hore w
Machadka Shaqaalaha dawladda Saaka waxa u qabsoomay kulan kaas oo ahaa Dib u eegis qorshe Sannadeedka 2025 gaar ahaan 6 biloodka danbe ee sannadkan iyada oo loo eegayo misaniyada iyo 6biloodkii hore warbixintiisi si loogu goaan qaato wixii qabsoomay iyo waxaan qabsoomin.kulankaa ayaa waxa kaso qayb galay uuna furay Agaasimaha fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Mohamoud Saed Adaad iyo Agaasimayasha Machadka iyo Qar kamida Shaqaalaha.
Ugu danbayn, Agaasimaha Fulinta ee machadka ayaa uga mahadnaqay dhamaan shaqaalaha sida fican ay dib eegis ugu sameyeen qorshayaashoodii 6biloodki hore iyo 6 biloodka danbe.