Machadka Shaqaalaha Dawladda saaka waxa ka qabsoomay shir ay ka soo qayb galeen Agaasimayaasha Machadka, waxaana shir-guddoominayay Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Taclin

Machadka Shaqaalaha Dawladda saaka waxa ka qabsoomay shir ay ka soo qayb galeen Agaasimayaasha Machadka, waxaana shir-guddoominayay Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Taclinta iyo Cilmibadhista, Mudane Abadikadir Kamil.
Shirka waxa lagu gorfeeyay qodobo dhowr ah oo la xidhiidha dardargelinta howlaha machadka. Waxaa ugu horreyn hadal ka jeediyay Ku-xigeenka Agaasimaha waaxda Tacliinta sidii loogu diyarinlaha ardayda cusub Xafladda jihaynta islamarkana u bilabilahaye waxbarashada iyo arimo la xidhiidha diyarinta Fasalka, Isku-duwaha Heerka Labaad ee Waxbarashada Machadka ayaa ka warbixiyay hawlkay marayso diwaangalinti.
Ugu dambayn, Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Taclinta iyo Cilmibadhista ayaa uga mahadceliyay islamarkana ku bogaadiyay Agaasimayaasha shaqadaa wayn ay hayaan.