
Machadka Shaqaalaha Dawladda oo uu matalayay Agaasimaha Waaxda Qorshaynta iyo Tirakoobka, Abdalla Hirad ayaan Saaka ka qayb galay ???????????????????? ???????????????????????????????? ???????????????
Machadka Shaqaalaha Dawladda oo uu matalayay Agaasimaha Waaxda Qorshaynta iyo Tirakoobka, Abdalla Hirad ayaan Saaka ka qayb galay ???????????????????? ???????????????????????????????? ???????????????????? ???????????????????????? ???????? ???????????????????????? ???????????????? ???????????????????? ???????????????????????????????? ????????????????????????????????.Iyado lagag hadlayay muhiimadda ay xogtu u leedahay:
1) Horumarinta nidaamyada xog-ururinta ee dalka
2) Qorsheynta ku dhisan xog sax ah oo la isku halayn karo
3) Dhiirrigelinta iskaashiga hay’adaha kala duwan ee xogta shaqo ahaan u wadaaga
Xusku wuxuu xasuusin muhiim ah u noqday dhammaan ka qayb-galayaasha sidii loo xoojin lahaa dhaqanka xog-ururinta iyo xog-wadaagga si loo gaaro xogta saxda.
