Machadka Shaqaalaha Dawladda oo maanta u furay ardayda dhigata koobkii kubada cagta kuwaas oo ay kasoo qaybgaleen ardayda dhigata kuliyadaha kaladuwan ee Mac'hadka,koobka oo ka furmay garoonka ali Gad

Machadka Shaqaalaha Dawladda oo maanta u furay ardayda dhigata koobkii kubada cagta kuwaas oo ay kasoo qaybgaleen ardayda dhigata kuliyadaha kaladuwan ee Mac'hadka,koobka oo ka furmay garoonka ali Gadhle Stadium.