
Machadka Shaqaalaha Dawladda Civil Service Institute CSI iyo Machadka Cilmibadhista beeraha Hay'adda Cilmibaadhista Beeraha S.Land aya saaka si rasmi ah heshiis is fahan oo wada shaqayneed u kala sax
Machadka Shaqaalaha Dawladda Civil Service Institute CSI iyo Machadka Cilmibadhista beeraha Hay'adda Cilmibaadhista Beeraha S.Land aya saaka si rasmi ah heshiis is fahan oo wada shaqayneed u kala saxeexday,Heshiiskaas oo ay kala saxeexden Agaasimaha Fulinta Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Mohamoud Saed Adaad oo uu ku waheliyo Kuxieenka Agaasimaha Fulinta Machadka Shaqaalaha Dawladda we Taclinta iyo Cilmi baadhista Mudane Abadikadir Kamil iyo dhanka kale Agaasimaha Fulinta Machadka Cilmibadhista beeraha Mudane Cali ismail ibrahim Oo uu ku weheliyo kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Machadka Cilmibadhista beeraha Mudane Khalid Mohamud Jama-Cawl.
Heshiiskan oo ahaa in labada Machadka CSI & SIAR ka wada shaqeeyaa dhinaacyada Horumarinta Cilmibadhista kas oo ku salaysnanaysa bahiya Qaranka JSL, Dhisida awoodaha Hay'addaha Dawladda iyo dhanka kobcinta tababarada.
