Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka bilabmay Tababar ku sabsan Performance Management kaasoo uu bixinayay Prof Samuel Adotey waxaana ka qayb qaadanayay Tobban wasaaradood iyo hayadood. Tababarkaas l

Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa ka bilabmay Tababar ku sabsan Performance Management kaasoo uu bixinayay Prof Samuel Adotey waxaana ka qayb qaadanayay Tobban wasaaradood iyo hayadood.
Tababarkaas loogu talagalay Madax-qaybyeedo (head section) ka socda wasaradaha waxa uu socondona muddo afar cisho ah