
Hoolka Hay'adda Shaqaalaha Dawladda waxa ka qabsoomay Xaflad jihaynta ardayda cusub ee waxbarashada heerka labaad ( master programs) ee sanad dugsiyeedka 2025/2026, Halkaas waxaa ka hadlay oo warbixin
Hoolka Hay'adda Shaqaalaha Dawladda waxa ka qabsoomay Xaflad jihaynta ardayda cusub ee waxbarashada heerka labaad ( master programs) ee sanad dugsiyeedka 2025/2026, Halkaas waxaa ka hadlay oo warbixin kooban kasiiyay maamulka Mac'hadka oo ugu horeeyo Kuxigeenka Agaasimaha fulinta ee Taclinta iyo Cilmibaadhista Mac'hadka Mudane Abadikadir Kamil, Sida oo kale Waxaa Ka Hadlay xafladaas Isku-duwaha waxbarashada Heerka Labaad ee Mac'hadka Mudane Abdirahman Haybe.Dhanka kale, waxaa faahfahin dheerada Kasiiyay lataliya waxbarashada heerka labaad Mudane Maxamed warsame oo uga waramay Siday ay Programs u kala baxayaan iyo waxa loogabahanyahy,sida oo kale madax-qaybeedka Maamulka iyo Maaliyada ee waxbarashada heerka labaad mustafe Abdilahi aya sharaxay shuruucda iyo xeerarka u yala Marka la eeyayo Xisaabadka waxbarashada heerka labaad.
-
60529356514907255363863694801888882573331660nView -
6018682931490726903052899427746266764933598nView -
6054003511490726946386228424795671338286563nView -
60528442914907269997195565717506782368500042nView -
60528869414907249330530963120636533298720408nView -
60544077114907249797197581341503508177125129nView -
60528477414907250297197532567788717639993534nView -
60191234614907250830530816468631049163723235nView -
60533334714907251330530766245593474998927653nView -
60539438014907251763864056087540491197261510nView -
60528541114907252297197332467248817448952360nView -
60529118014907252697197298768532839478905214nView -
60527307214907253230530579135185768194909116nView -
6052843691490725353053054672282159540386277nView -
60529023314907254263863806650968734719971532nView -
60535215814907254763863757890457466462225298nView
