
Machadka Shaqaalaha Dawladda Saaka waxa ka qabsoomay Shir kaas oo ay kasoo qaybgaleen Agaasimayasha Machadka, Shirkaa oo uu Agaasiminayay Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda mudane Moh
Machadka Shaqaalaha Dawladda Saaka waxa ka qabsoomay Shir kaas oo ay kasoo qaybgaleen Agaasimayasha Machadka, Shirkaa oo uu Agaasiminayay Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda mudane Mohamoud Saed Adad.Qodobada Shirkaa lagaga wada hadlayay ee lagu dardargalinayay waxa ka mid aha warbixin kooban oo ku saabsan Waxbarashada heerka labaad ee machadka oo u ka warbixinayay Isuduwaha waxbarashada heerka labaad, Kuxigeenka Agaasimaha fulinta ee taclinta iyo cilmi badhista aya ka warbixiyay Udiyar garawga qalinjabinta ardayda sannadkan 2025, Dhanka kale Agaasimaha waaxda Tacliinta Ayaa isna so jeediyay waxbixin kusaabsan qadasha ardayda cusub iyo sida ay u qorsheyeen wakhtiga la qabanayo, sida oo kale Kuxigeenka Agaasimaha waaxda Qorshaynta iyo hurumarinta machadka Ayaa soo bandhigay waxbintii kasoo baxday qorshiihi lixdii bilood ee hore sannadkan,
Ugu danbayn, Agaasimaha Fulinta machadka Shaqalaha Dawladda Ayaa ugu mahadceliyay Agaasimayasha kuna hambalyey shaqada u hayaan qaranka iyo machadkaba.