OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS…. Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamaan bahda jecel waxbarashada ee doonaysa inay ka faa’idaysato iyo shaqalaha dawladda ee ka habsamay isdiwankalinta i

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS….
Mac'hadka Shaqaalaha Dawladda waxa uu ogaysiinaya dhamaan bahda jecel waxbarashada ee doonaysa inay ka faa’idaysato iyo shaqalaha dawladda ee ka habsamay isdiwankalinta in loo kordhiyay wakhtiga diwaangalinta Iyado looga dhigay Ila 20 bisha oo ku beegan maalinta axada.
Hadaba madoonaysa inaad ka midnoqoto ardayda waxkabarata iska diiwangali xaruunta hargaysa kana faa’idayso wakhtiga kooban.