
Machadka Shaqaalaha Dawladda oo uu ugu horeeyo Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Mohamoud Saed Adaad oo ay ku weheliyaan Maamulka Sare ee Machadka ayaa maanta u furay ardayda
Machadka Shaqaalaha Dawladda oo uu ugu horeeyo Agaasimaha Fulinta ee Machadka Shaqaalaha Dawladda Mudane Mohamoud Saed Adaad oo ay ku weheliyaan Maamulka Sare ee Machadka ayaa maanta u furay ardayda dhigata Horyaalka kubada cagta kuwaas oo ay ka qaybgaleen ardayda dhigata kuliyadaha kaladuwan ee Mac'hadka.Ugu horayn, Agaasimaha Fulinta Machadka oo Halka ka hadlay aya sheegay Muhiimada ay leedahay horyaalka loo qabtay ardayda, sida oo kale inanu Machadku u taagnayn kaliya Inu dhiso aqoonta iyo xirfada ardayda isla markaana dhiso kobciyo Jidh ahaan iyo maskax ahaan,dhanka kale Ardaydu sameeyan is dhexgal, is barasho, iyo dhaqan ahanba,
Inta kadib, waxa iyana ka hadlay Xafladda furitanka Horyaalka kubada cagta ee Machadka Kuxigeenka Agaasimaha Fulinta Machadka ee Taclinta iyo Cilmibadhista Abadikadir Kamil, Agaasimaha waaxda Qorshaynta iyo Istaatikada Abdalla Hirad,hormuudka Ardayda Abdirahmaan iyo lataliyaha Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha iyagoo shegay Muhiimada ay ledahay isdhexgalka,isbarashaya iyo jidh ahaanba faidada ay ledhay.
Ugu danbayn Agaasimaha ayaa ardayda ka qayb qadanaysa Horyaalka kubada cagta kula dardarmay inay ilaaliyaan xeerarka u shigan kubada iyo nidamyada Kuna dhiiriyay ciyaar wanaag inay ka wangsantahay badinta.
-
60185576414906589463930284728026008566211335nView -
60528563614906590063930222568732613463340540nView -
60052188814906591397263421225666795839979180nView -
60531408814906592030596696552390262245573470nView -
60526680314906592763929958910136991234920474nView -
60528433714906593563929877956537124094750886nView -
60191872114906594197263146723045740081152956nView -
60549530614906595663929661835890095523274358nView -
60528936414906597097262852489864317899194139nView -
60528399414906581597264408303714027938472170nView -
60529161514906582263931003859511679068652130nView -
60529577114906582730597622564003070074892266nView -
60531392314906583497264212472575344221137012nView -
60528245614906584197264145450543525468196374nView -
60527732614906585030597393430608262883775695nView -
60530826314906586130597284832878414047649061nView -
60527706314906587597263806464571862795995872nView -
60529329314906589063930322120539888455980134nView
