OGAYSIIS OGAYSIIS....... Madoonaysaa Inaad qaadato Shahaadada Waxbarashada heerka labaad, Machadku wuxuu ku diyaariyay Waxbarashada heerka labaad kaas oo aad ku badalidoontid Xirfadada Aqooneed iyo m

OGAYSIIS OGAYSIIS.......
Madoonaysaa Inaad qaadato Shahaadada Waxbarashada heerka labaad, Machadku wuxuu ku diyaariyay Waxbarashada heerka labaad kaas oo aad ku badalidoontid Xirfadada Aqooneed iyo mid Shaqo ahaneedba.
Mac’hadka Shaqaalaha Dawladda (Civil Service Institute) Waxa uu ugu bushaaraynayaa dhammaan bulshaweynta jecel waxbarashada in lagusoo kordhiyay sanadkan 2025, barnaamijyo cusub oo ah Waxbarashada Jaamacada heerka 2aad (Postgraduate) isla markana uu qadanayo.
Barnaamijda uu bixinayo Machadku oo kala ah sidan:
1. Master of Leadership and Good Governance -New.
2. Master of Project Management-New.
3. Master of Research and Data Analysis-New.
4. Master of Monitoring and Evaluation-New.
5. Master of Disaster Risk Management and Climate
Change Adaptation- New.
6. Master of Public Sector Management.
7. Master of Public Financial Management.
8. Master of Public Policy.
Fiiro Gaar ah: Machadku waxaa uu Fursada waxbarasho uga faa'idaynaya ardaydii hore uga baxday ee (Alumni).